Golaha iskaashiga Maamulada oo Shuruudo adag ku xiray Shirka Farmaajo isku yeeray

0

Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada Dalka Soonaaliya ayaa Afar Sharuud oo Adag Ku Xidhay Wada hadalka Dowlada Federaalka Soomaaliya., waxayna Dalbabdeen in Gacan sadexaad oo dhex dhexaadido iyo la helo laysku halayn karo Amnigeeda

Sharuudan ayaa ka Dhigaysa Mid ka Sii Dari Karta Qilaafka u dhaxeeya Dowladda Soomaaliy Iyo Maamul Goboleedyadda Soomalia.

Golaha Iskaashiga Maamulada Dalka ayaaa Ka hor Yimid baaqii Madaxweynaha Soomaaliya ee ahaa in au Yimaadaan Magaalada Muqdisho si ay kaga Qeybgallaan Shirkii Amniga Qaranka ee Muqdisho Lagu Qaban Lahaa.

 

Hoos ka Akhriso War-murtiyeedka Golaha.