Hoteel Saxafi oo lagu weeraray Qaraxyo

0

Labo Qarax ayaa ka dhacday Magaalada Muqdisho sida ay xaqiijiyeen goobjoogayaal Qaraxyadda ayaa ka dhacay Xarunta CID-da iyo Hoteel Suxufi, waxaana la aaminsan yahay in Koox hubeysan ay weerartay Hoteelka Saxafi Qaraxyadda ka dib.

Qaraxyadda ayaa ahaa kuwo si weyn looga maqlay Muqdisho, waxaana jira Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay Qaraxyadda.

Gaadiidka gurmadka deg deg ah ayaa wadda badbaada dadkii ay waxyeelado soo gaartay.