Imtixaanka shaadiga ee Dowladda oo lajoojiyay.

0

Dowlada Soomaaliya ayaa Sheegtay in la Iibsaday Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee sanadkan

Wasiirka waxbarashada ayaa xaqiijiyay in Dib Loogu noqonayo Imtixaankaasi kadib markii banaanka lagu arkay imtixaanka oo kala iibsaday

Wasiirka waxbarashada Dowlada soomaaliya Cabdilaahi Goodax Bare ayaa sheegay in 5 Maalmood kadib Dib loo galidoono Imtixaankaasi Aadna loo Adkaynayo Su.aalaha Imtixaanka.

Waaiirka ayaa Sheegay in Mudda uu Socdo imtixaanka

La Joojindoono Isticmaalka Barahaa Bulshada ee Enter -net ka