canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Inter Milan oo Fasaxday Goolhayaheedii Kuna Biiray Naadi Horyaalka La Liga Ah | XOG-DOON NEWS

Inter Milan oo Fasaxday Goolhayaheedii Kuna Biiray Naadi Horyaalka La Liga Ah

Kooxda Sevilla ayaa ku dhawaaqday iney kooxda Inter Milan kala soo wareegtay weeraryahanka  Stevan Jovetic

Gooldhaliyihii hore ee kooxda Man City ayaa heshiis amaah ah ugu biiray naadiga ka dhisan Spain waxaana heshiiskaas loo badali karaa mid joogta ah.

Kooxda La Liga ka dhisan ayaa 27 jirkaan sii haysan doonta ilaa dhamaadka xili ciyaaredkan, xidigan ayaana horey ugu soo ciyaaray kooxaha Partizan Belgrade,  Fiorentina iyo Manchester City kadibna waxaa uu ku laabtay Italy isagoo aaday Inter Milan 2015-kii.

Halkaan kala soco Wararka

.