Jawaari oo markiisa ku hormaray Doorashada Socota Kana Hormaray…

0

Xildhibaanada iyo Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed ayaana badankood indhaha kuwada haya Telefishinada Soomaaliga oo Toos ubaahinaya Doorashada.

C/rashiid Xiddig ayaa waxa uu qeybihii hore waxa uu ka horeeyey Jawaari balse hadda waxa dib usoo laba kacleeyey Maxamed Cusmaan Jawaari.

Gudiga Doorashada ayaa waxa ay go’aamin doonaan Cida guuleysto,iyadoo labada murashax Ee Jawaari iyo Xiddig ay is garbin doonaan.

NAGA FILO FAAH FAAHIN WIXII SOO KORDHA INSHA ALLAAH

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here