Khudbad Hanjabaad ah oo C/rashiid Xiddig Jeediyey kadib guuldaradiisii

0

Murashaxii Utartamayey Xilka Afhayeenka Cusub Ee Baarlamaanka C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa waxa uu ku guul dareystay inuu xilkaasi hantiyo.

Waxa Doorashadii kusoo baxay Maxamed Cusmaan Jawaari iyadoo Coadad ku dhaw 50 uu ka hormaray C/rashiid Xiddig oo Kaalinta Labaad galay.

Markii Natiijada lagu dhawaaqay ayaa C/rashiid Xiddig waxa uu jeediyey Khudbad isagoo ugu horeyn u mahad celiyey Xildhibaanadii Codka siiyey una hambalyeeyey Jawaari oo mar kale Xilka Gudoomiyaha Baarlmaanka ku guuleystay.

C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa waxa uu Sheegay in aysan dhici doonin Xubno hore Xilka Dalka soo qabtay ay soo laabtaan,islamarkaana uu Go’aankiisii hore ku dhegan yahay ahaa in dalka Isbadel Hogaan ku keeni doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here