Kulamada Europa League ee wareegga 32-ka iyo saacadaha ay dhacayaan

by admin | Thursday, Feb 16, 2017

Kulamo ka tirsan wareegga 32-ka kooxood ee tartanka hoose ee Yurub ayaa Caawa dhici doona, waxaana kulamada ugu xiisaha badan ka mid ah ciyaarta Celta Vigo iyo Shakhtar Donetsk oo is fara saaraya, ciyaar kale oo xooggan waa midda u dhexeysa Manchester United iyo Saint-Etienne oo Ingiriiska iyo Faransiiska ka kala dhisan.

Kulan kale oo xoog badan wuxuu dhex mari doonaa kooxaha Villarreal iyo Roma oo Talyaaniga iyo Spain ah.

Kooxaha koobkan ciyaaraya ayaa beegsanaya sidii ay ugu gudbi lahaayeen wareegga 16-ka kooxood ee koobkan xilli qaarkood ay hanashada koobka Sanadkan u arkaan mid sahlan maaddaama aysan koobka ka qeyb aheyn kooxda Sida xiriirka ah waayadan koobka u qaadeysay ee Sevilla.

Kulamada iyo Saacadaha ay dhacayaan ayaan halkan hoose idinkugu soo gudbineynaa.

Kulamada Europa League – Round of 32 February 16 Xilliyada la daawan karo

07:00 FC Krasnodar ? – ? Fenerbahce

09:00 AZ Alkmaar ? – ? Lyon

09:00 Astra Giurgiu? – ? Genk

09:00 Borussia Moenchengladbach? – ? Fiorentina

09:00 Celta Vigo? – ? Shakhtar Donetsk

09:00 FC Rostov? – ? Sparta Prague

09:00 Gent? – ? Tottenham Hotspur

09:00 Ludogorets Razgrad ? – ? FC Koebenhavn

09:00 Olympiacos? – ? Osmanlispor FK

11:05 Anderlecht? – ? Zenit St. Petersburg

11:05 Athletic Bilbao? – ? APOEL Nicosia

11:05 Hapoel Beer Sheva ? – ? Besiktas

11:05 Legia Warszawa? – ? Ajax

11:05 Manchester United? – ? Saint-Etienne

11:05 PAOK Thessaloniki FC? – ? Schalke 04

11:05 Villarreal? – ? Roma

Like it? Share it!

Leave A Response