canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Madaxweynaha oo Wiil uu dhalay Xil Fiican uga Magacabaay Madaxtooyada | XOG-DOON NEWS

Madaxweynaha oo Wiil uu dhalay Xil Fiican uga Magacabaay Madaxtooyada

Madaxweynaha dalka Ugandha, Yoweri Museveni ayaa wiilkiisa curadka ah dallacsiiyay, wuxuuna ka dhigay lataliyaha gaarka ah ee madaxtooyada, ka dib isku shaandheen uu ku sameeyay ciidamada.

Gaashaanle Sare Muhoozi Kainerugaba, ayaa si xowli ah sare ugudhex dalacay ciidamada militariga dhexdooda dhowrkii sano ee la soo dhaafay.

Waxaa jiro hadallo la isla dhexmaraayo oo ah in loo diyaarinaayo inuu qabto xilka madaxweynaha ee Ugandha ka dib marka aabihiisa uu ka dego.

Dadka falanqeeya siyaasaddda waxay sheegayaan in shaqada cusub ee loo dhiibay ee ah inuu ka shaqeeyo madaxtooyada ay sare u qaadeyso khibradiisa.

Museveni, oo 72 sano jir ah, waxa uu ka mid yahay madaxweynayaasha Afrika ee muddada dheer maamulka haya.

Halkaan kala soco Wararka

.