Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Garoowe

0

Madaxweynaha dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhow ka degay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe, halkaas oo uu xarigga ka jirayo duullimaadyada garoonkaas.

Waxaa magaalada Garoowe kusoo dhoweeyay xubno uu hoggaaminayo Cabdiweli Gaas, madaxweynaha Puntland, Xubno ka tirsan Wasiirrada Maamulkaas iyo Golaha deegaanka ee Puntland.

Dad aad u farabadan oo Shacabka deegaanka ah ayaa waxay qeyb ka ahaayeen soo dhoweynta Madaxweynaha.

Naga filo warar dheeri ah iyo Sawirro