Magacyada & Beelaha Wasiirada Cusub ee Jubbaland {AKHRISO}

0

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe ayaa Shalay Magacaabay Wasiirada Maamulka Jubbaland kuwaas oo laga sugayey Muddo badan.

Haddaba Shabakada Warqaad.com ayaa heshay Liiska Qabiilada ay ka soo kala jeedaa Wasiirada, Halkan hoose Ka Akhriso:-

  1. Macalin Maxamed Ibraahim Maxamuud – Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare (Beesha Ogaadeen, Cowlyahan).
  2. Cabdirashiid Jire Qalinle – Wasiirka Maaliyada (Beesha Ogaadeen, Cowlyahan).
  3. Shukri Wayrax Kaariye – Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyeynta. (Beesha Ogaadeen, Reer Cabdille) – Axmed Madoobe ayey isku jifo yihiin!!!!!!!.
  4. Geelle Muxumed Aadan – Wasiirka Beeraha (Beesha Absame, Bartire).
  5. Maxamed Yuusuf Cumar – Wasaarada Macdanta iyo Tamarta (Beesha Mareexaan).
  6. Aadan Ibraahim Aw-Xirsi – Wasiirka Caddaalada Dastuurka iyo Arimaha Diinta (Beesha Mareexaan, Reer Diini).
  7. Cabdirashiid Xasan Nuur – Wasiirka Amniga (Beesha Mareexaan, Reer Axmed).
  8. Maxamed Maxamuud Yusuf – Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga (Beesha Mareexaan, Celi)
  9. Maxamed Nuur Buule – Wasiirka Xanaanada Xoolaha (Beesha Mareexaan, Talxe).
  10. General Maxamed Warsame Faarax Darwiish- Wasaarada Arimah gudaha (Beesha Harti, Majeerteen).
  11. Suldaan Jaamac Fariid Saleebaan – Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha (Beesha Harti,Dhulbahante)
  12. Cali Xaaji Nuur Cali – Wasaarada Caafimaadka (Beesha Digil iyo Mirifle, Leesaan).
  13. Axmed Cabdi Xaafid Maxamed – Wasiirka Deegaanka iyo Dalxiiska. (Beesha Digil iyo Mirifle, Dabare).
  14. Cismaan Xuseen Xaaji – Wasaarada Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah (Beesha Jareerweyne,………….).
  15. Cabdinuur Cali Aadan – Wasiirka Warfaafinta Tignoolajiyada iyo Isgaadhsiinta (Beesha Hawiye, Gaaljecel).
  16. Ibraahim Xasan Cabdi – Wasaarada Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda (Beesha Dir, Dir ,Biyomaal).
  17. Maxamed Cabdi Maxamed – Wasiirka Gaadiidka (Beesha Cowrmale).

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here