Pogba Oo Hogaaminaya Sideed Xiddig Oo Ciyaarista Champions League Ka Doortay Lacag

0
Britain Football Soccer - Manchester United v Leicester City - Premier League - Old Trafford - 16/17 - 24/9/16 Manchester United's Paul Pogba applauds their fans after the match Reuters / Darren Staples EDITORIAL USE ONLY. No use with unauthorized audio, video, data, fixture lists, club/league logos or "live" services. Online in-match use limited to 45 images, no video emulation. No use in betting, games or single club/league/player publications. Please contact your account representative for further details.

Xagaagan waxaa la arkay in suuqa kala iibsiga Yurub ay ka dhaceen heshiisyo waaweyn oo taariikhi ah.

Ciyaartooyda ayaa waxa ay jecel yihiin inta badan in ay u ciyaaraan kooxaha Champions League sida joogtada ah ugu soo muuqan kara xili ciyaareedkasta, laakiin sanadkaan ayaa taas mid ka duwan la arkay.

Waxaa jira sided ciyaaryahan oo heer caalami ah oo ka tagay kooxdooda oo usoo baxday Champions League, kuna biiray koox kale oo aan ciyaareyn tartankaan.

Haddaba Sheekada ayaa taaban doonta Paul Pogba ninka ugu qaalisan adduunka oo ka tagay Juventus kuna biiray Manchester United.

Liiska ayaa kala ah

Paul Pogba, N’Golo Kante, Zlatan Ibrahimovic, Joao Mario, David Luiz, Henrikh Mkhitaryan, Ever Banega iyo Joe Hart.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here