Qarax kadhacay Muqdisho oo sababay dhimasho iyo dhaawac

0
Ugu yaraan labo ruux ayaa ku dhimatay qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho, dad kale oo dhaawac ah ayaa lasheegay inay  jiraan.
Qaraxan ayaa ka dhacay xarunta degmada ee Warta Nabadda ee Gobolka Banaadir iyadoona masuuliyadiisa ay sheegatay Ururka Al Shabaab.
qaraxan waxaa uu kusoo beegmaya iyadoo maalmahan ciidamada ay wadeen howlgalo ammaanka lagu xakameenayo