QM oo qaadaysa Tilaabo ka farxin doonta Xaaf

0

Wafdi ka tiran QM oo isugu jira madax iyo farsamo-yaqaano ayaa manta gaaray Magalaada Dhusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug.

Socdaalkooda ayaa la xiriiray sahminta goobta loo diyaarinayo iney dagaan hay’adaha QM oo dhawaan si rasmi uga furan doona Magaalada Dhusamareeb, waana tilaabo ka farxin doonta Maamulka Xaaf oo aan dhaq dhaqaaqiisu badnayn.

Ugu danbeyntii wafdigu waxay xarunta Magadaxtooyada kulan isfaham ku idlaaday kula qaateen Madaxweyne Xaaf , iyaga oo si nabad ah uga soo amababaxay magaalada Dhusamareeb.