Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Ku Baaqay In La Dedejiyo Doorashada Kuraasta Golaha Shacabka

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka iyo Guddoonka Guddiga doorashooyinka gobollada woqooyi (Somaliland) oo ay ka wada hadleen dardar gelinta iyo u diyaar garowga doorashada kuraasta Golaha Shacabka ee Gobollada waqooyi.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa mas’uuliyiintan ku bogaadiyay doorkii ay ku lahaayeen in ay si guul ah ku soo dhammaato doorashada xildhibaannada Gobollada Waqooyi (Somaliland) ku matalaya Golaha Aqalka Sare ee BFS, halka ay dhankooda uga mahad celiyeen kaalintii wanaagsaneyd ee Ra’iisul Wasaaruhu ka qaatay howshaas.

Dhowaan ayaa waxaa uu sheegay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka in la gudagalayo doorashada Golaha Shacabka.

 

ra'iisul wasaare rooble oo ku baaqay in la dedejiyo doorashada kuraasta golaha shacabkara'iisul wasaare rooble oo ku baaqay in la dedejiyo doorashada kuraasta golaha shacabkara'iisul wasaare rooble oo ku baaqay in la dedejiyo doorashada kuraasta golaha shacabkara'iisul wasaare rooble oo ku baaqay in la dedejiyo doorashada kuraasta golaha shacabka