canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Safiirkii Imaaraatka Carabta oo Xalay La Dhaawacay+Xog Faah faahsan | XOG-DOON NEWS

Safiirkii Imaaraatka Carabta oo Xalay La Dhaawacay+Xog Faah faahsan

Kudhawaad 9 Qof ayaa la dilay kadib markii qarax uu ka dhacay Dhisme Gudoomiye katirsan Afgaanistaan uu ka degganaa Dalkaasi.

Gobolka Kandahar Ee Koonfurta Afgaanistaan ku yaalla ayaana la sheegay in qaraxa uu ka dhacay xilli Safiirka Imaaraatka ujooga dalkaasi uu guriga kusugnaa.

Wasaarada Arimaha Dibada Imaaraatka ayaa warsaxaafadeed ay xalay soo saartay waxay ku xaqiijisey in uu dhaawac soo gaaray Danjiraheedii Afgaanistaan Ninka lagu magacaabo Juma Mohammed Abdullah.

Wakaalada Wararka Tolo Ee Afgaanistaan laga leeyahay ayaa sheegtay in 9 qof ku naf weysay Qaraxaasi iyadoo 16 kale ay ku dhaawacmeen oo Safiirka ka mid ahaa.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO WARBIXINTA OO INGIRIIS AH

At least nine people were killed in an explosion in the governor’s compound in Afghanistan’s southern Kandahar province on Tuesday during a visit by the UAE ambassador, local media reported.

The UAE’s Foreign Ministry made the statement Tuesday night, describing the attack as “heinous.” It identified the wounded ambassador as Juma Mohammed Abdullah al-Kaabi.

Afghanistan’s Tolo News said the blast left nine people dead and 16 others wounded.

Halkaan kala soco Wararka

.