Sawirro Cusub: Weerarkii Halgan & Meydad Rag Cadaan ah oo la soo bandhigay

0

Waxaa la soo bandhiga Qaar ka mid ah meydadka Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee Weerarka Ku Qaaday Deegaanka Halgan Ee Duleedka Magaalada B/Weyene ,

Sawirada ayaa ah kuwo laga soo qaaday Shabaab ku dhintay dagaalkaasi, waxana meydadka la soo bandhigay ka dhex muuqday Dagaalamayaal Cadaan ah oo ka tirsan Al-Shabaab.

Al-Shabaab ayaa dhowr jeer oo hore waxaa ay weerar gaadmo ah oo ku laayeen Askar badan ku qaadeen Xerooyin ay deganaayeen Ciidamada DF kuwa Uganda & Ciidamada Burundi, Walloow Dagaalkii Halgan ee ay ku qaadeen Saldhiga Ciidamada Ethopia ee deegaankaas la sheegay in lagu jebiyey.

1

2-4 3-1 4-2 5-3 6-4 ras1 ras2 ras3 ras4 ras5 ras6 ras7 ras8 ras9

ras9

ras8

ras7

ras6

ras5

ras4

ras3

ras2

ras1

6-4

5-3

4-2

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here