Shaqa ka banaan PKF UNICEF EXPRESSION OF INTEREST (EOI)

0

EXPRESSION OF INTEREST (EOI)

UNICEF is implementing water, education, health, nutrition and child protection programmes in Somalia.  The programme encompasses emergency response operations as well as and early recovery and development approaches.

PKF Somalia/Somaliland has been contracted by UNICEF Somalia to prequalify national and international companies who have the relevant expertise and experience operating in Somalia. Interested Suppliers and Service providers are requested to submit their EOIproviding and attaching all relevant information and documentation.

CATEGORIES OF SUPPLIES AND MATERIALS

  1. UNICEF/SO/2017/HGY/001: SUPPLY AND DELIVERY OF HYGIENE KITS.
  2. UNICEF/SO/2017/ELE/002: SUPPLY AND DELIVERY OF ELECTRIC & GENERATING SETS.
  3. UNICEF/SO/2017/PU/003: SUPPLY AND DELIVERY OF ELECTRIC SUBMERSIBLE PUMPS.
  4. UNICEF/SO/2017/SOL/004: SUPPLY AND DELIVERY OF SOLAR SUBMERSIBLE PUMPS.
  5. UNICEF/SO/2017/PU/005: SUPPLY AND DELIVERY OF HAND PUMPS.
  6. UNICEF/SO/2017/PIP/006: SUPPLY AND DELIVERY OF GI PIPES.
  7. UNICEF/SO/2017/PVC/007: SUPPLY AND DELIVERY OF uPVC Pipes.
  8. UNICEF/SO/2017/HDPE/008: SUPPLY AND DELIVERY OF HDPE PIPES.
  9. UNICEF/SO/2017/GI/009: SUPPLY AND DELIVERY OF GI FITTINGS.
  10. UNICEF/SO/2017/FITT/010: SUPPLY AND DELIVERY OF uPVC FITTINGS.
  11. UNICEF/SO/2017/PAN/011: SUPPLY AND DELIVERY OF SOLAR PANNELS.
  12. UNICEF/SO/2017/TRU/012: PROVISION OF WATER TRUCKING SERVICES.
  13. UNICEF/SO/2017/EDU/013: SUPPLY AND DELIVERY OF EDUCATION AND TRAINING MATERIALS.

Suppliers and service providers are requested to send an email with the CategoryReference to bidding-unicef@pkf.soto receive EOI documents immediately. The completed EOI documents should then be submitted to the email above by close of business EAT on the 27thJuly 2017.

Please note that this expression of interest does not entail anycommitment on the part of UNICEF. UNICEF reserves the right to accept and or reject any or all EOIs without giving any reason.

________________________________________________________________________

SHAQO LOO QABANAYO UNICEF- SOMALIA

Unicef waxa ay fidisaa Biyo, waxbarasho, caafimaadka, nafaqada, iyo ilaalinta caruurta. waxa ay wax ka qabataa gargaarka degdega iyo horumarka.

PKF Somalia/Somaliland waxa ay ay shaqada u qabanaysaa hay’adda UNICEF, waxa ay leedahay khibrad baaxad weyn oo ku saabsan gargaarka shacabka ku nool bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya. shirkadaha iyo hay’adaha xiisaynaya in ay qabtaan shaqooyinka soo socda waa in ay codsigooda kusoo diraan emailka ah: bidding-unicef@pkf.so ugu dambeynta 27-ka July 2017. waa in aad soo raacisaa reference-ga shaqada aad qaban karto.

Shaqooyinka la qaban doono:

  • UNICEF/SO/2017/HGY/001: Geynta iyo bixinta agabka nadaafadda
  • UNICEF/SO/2017/ELE/002: Geynta iyo bixinta agabka korontada iyo matooro.
  • UNICEF/SO/2017/PU/003: Geynta iyo bixinta agabka korontada biyaha soo saara.
  • UNICEF/SO/2017/SOL/004: Geynta iyo bixinta agabka solarka biyaha soo saara.
  • UNICEF/SO/2017/PU/005: Geynta iyo bixinta agabka biyhaha lagusoo saaro.
  • UNICEF/SO/2017/PIP/006: Geynta iyo bixinta tubbooyinka biyaha dhulka ka soo qaada
  • UNICEF/SO/2017/PVC/007: Geynta iyo bixinta tubbooyinka biyaha guryaha geeya.
  • UNICEF/SO/2017/HDPE/008: Geynta iyo bixinta tubbooyinka biyaha qeybiya.
  • UNICEF/SO/2017/GI/009: Geynta iyo bixinta afka tubbooyinka .
  • UNICEF/SO/2017/FITT/010: Geynta iyo bixinta afafka tubbooyinka.
  • UNICEF/SO/2017/PAN/011: Geynta iyo bixinta agabka solarka
  • UNICEF/SO/2017/TRU/012: Geynta booyado biyo ah.
  • UNICEF/SO/2017/EDU/013: Geynta iyo bixinta agabka waxbarashada iyo tababarka.

Fadlan ogow in UNICEF waxa ay xaq u leedahgaya qaadashada hay’adaha ama shirkadaha soo codsada shaqooyinkan.