canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Tirinta Codadka Doorashada oo Bilaabatay & Xiddig oo ka hormaray Jawaari | XOG-DOON NEWS

Tirinta Codadka Doorashada oo Bilaabatay & Xiddig oo ka hormaray Jawaari

Waxaa Xarunta Golaha Shacabka Ee Magaalada Muqdisho ka soconeysa Tirinta doorashada loogu jiro Afhayeenka Cusub Ee Baarlamaanka Soomaaliya.

C/rashiid Xiddig oo tirinta Codadka ka hormaray Jawaari iyadoo xaaladu ay tahay mid indhaha lagu wada haayo.

Murashaxiinta kale ayaa waxay yihiin kuwo iska haray marka loo eego Jawaari iyo Xiddig oo ah labada shakhsi ee tartanka Culus uu udhaxeeyo.

Jawaari ayaa waxa taageeraya Xasan Sheekh iyo Xisbigiisa halka Dawlada Itoobiya ay taageereyso C/rashiid Maxamed Xiddig.

NAGA FILO FAAH FAAHIN NATIIJADA CIDA GUULEYSATO INSHA ALLAAH