VIDEO: Madaxweyne Xaaf oo la kulmay Xulka Galmudug & Oraahdii ay xiddiguhu kulanka hadalhayeen!

0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa kulan la qaatay ciyaartoyda meteleysa Xulka Galmudug, tartanka maamul Goboleedyada ee Jimcaha ka furmaya Muqdisho.

Ciyaartoyda iyo Madaxweynaha Galmudug ayaa waxay wada qaateen kulan xiiso leh, iyadoo xiddigu ay halku dhig ka dhiganayeen “Guul Galmudug” iyo Ereyo kale xilli uu fadhiyo goobta ay uga dhawaaqayeen Ereyadaas Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA