WAR DEG DEG AH:- Wasiirka Amniga Puntland iyo Gudoomiyaha Gobalka Bari oo la dhaawacay

0

Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Qarjab iyo Gudoomiyaha Gobalka Bari ayaa ku dhaawacmay is rasaasayn ka dhacday Magaaladda Boosaaso.

Wasiirka Amniga iyo Gudoomiyaha Gobalka ayaa dhex dhexaadinayay khilaaf soo kala dhex galay Taliyeyaasha Booliiska iyo Birmadka.

Taliyaha Ciidamadda Booliiska Afguduud ayaa doonayay in la tiro koobo askarta,balse waxaa ka biyo diidsanaa Taliyaha Ciidamadda Birmadka Afdolow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here