Warara Saaka iyo Siyaasada Jowhar + Xaalka oo umuuqda Cakiran

0

Magaalada Jowhar Ee Xarunta Hirshabelle ayaa waxa xalay oo idil ka socday kulamo gaar gaar ah oo ay yeelanayeen Xildhibaanada iyo Siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobolka Sh/Dhexe.

Kulamada waxaa looga arinsanayey Magacaabistii Golaha Wasiirada Shalay lagu dhawaaqay Ee Hirshabelle.

Qaar ka mid Xubnihii ka qeyb galay Kulanka waxay muujiyeen inay kasoo horjeedaan Siyaasad ahaan sida loo kala helay Xubnaha la magacaabay.

Waxa ay Xildhibaanada iyo Siyaasiyiinta kulmay ay cod dheer ku sheegeen inay kasoo horjeedeen Qabaa’ilka iyo Sida ay Xilalka uheleen.

NAGA FILO WAREYSI KUSAABSAN ARINTAASI.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here