Xog: Ciidanka Liyuu Boolis oo ku soo wajahan Jubbaland

0

Wararka naga soo gaarayo xuduuda soomaaliya iyo Ethiopia u dhaxayso ayaa sheegayo in saraakiil katirsan ciidmada New Pooliska uu doonayo in xuduuda ay kasoo gudbiyaan ay soo gaarayn magaalada Mandera kenya iyo Dolow Soomaaliya.

Sidda qof xog ogaal ah uu u sbeegay Xogdoonnews sheegey Degmadda Shilaabo Waxaa kusugan ilaa 6000 kun oo Ciidamaddii New boolis ah kuwaasoo haddii xaalku is badalo Xuduuda ka tilaabi doona.

Degmadda Dooloow Addo Ethiopia Waxaa jooga Saraakiishii Xukumeeysay New poliska qaar kamid ah halka kuwa kalana xadka Soomaaliya ayba joogaan.

Dowladda Abey Ahmed ayaa sheegtey in aay dooneeyso siddii New booliskii Madaxweyne Cabdi Ileey Hubka looga dhigi lahaa Xuduudahana looga soo Celin lahaa balse odoyaal Siyaasiyiin uu kamid yahay Axmed Madoobe ayaa goaansadey in si kale looga faa’iideysto ciidamadan isagoo sheegey inuu kula dagaalamayo Shabaabka Jubooyinka waa sidda Axmed Maxamed qabaa.

Waxaana ciidamadan lagasoo gudbin rabaa gobolka gedo iyo Mandheere kenya wax walba waa is badali karaan waxaana socota abaabul xoogan ay wado dowlada ithoobiye sidii ciidamadaasi loo hor istaagi lahaa.