Xogdoon News oo si hoose u heshay jadwalka xafaladda caleema saarka Madaxweyne Farmaajo iyo xubnaha kasoo qeybgeli doono Caleema sarkaas…

0

Sida maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho  ka dhacdo caleema saarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Haddaba wakaalada xogdooon news ayaa si hoose u heshay jadwalka xafladda caleema saarka madaxweynaha iyo madaxda qudbadaha ka jeedin doonto.

Halkaan hoos ka aqriso jadwalka oo dhameystiran

6:00 – 10:30  soo gelitaanka Martida

10:30 il 11:30 Madadaalo iyo suugaan

11:30 – 11:45 Furitaanka iyo kulamadda guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada caleema-saarka Madaxweyne Farmaajo ahna wasiirka Qorsheynta Cabdiraxmaan Ceynte

11:45 – 11:50: Aayadaha Qur’aanka Kariimka

11:50 – 12:10 Kalmadaha Wakiilka Qaramada Midoobay, xoghayaha guud ee qaramada Midoobay Macheal Keating

12:10 – 12:30: Kalmada Wakiilka MIdowga Africa Francisco Madeira

12:30 – 12:50: Kalmadda Jabuuti: Mudane Ismaaciil Cumar Gelle

12:50 – 1:10: Kalmada Itoobiya: Hailemariam Desalegn Boshe

1:10 – 1:30: Kalmada Dowladda Kenya: Mudane Uhura Kenyatta

1:30 – 1:50: Qudbadda Madaxweynihii hore ee Xasan Shiikh Maxamuud

1:50 – 2:20: Qudbadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

DHAMAAD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here