Akhriso Qabiilada ay kasoo kala jeedaan Wasiir ku xigeenada iyo Wasiiru dowlayaasha Xukuumadda

0

Iyadoo shalay aan idiin soo gudbinay Qabiilada ay kasoo kala jeedaan Wasiirada Xukuumada Cusub ee Soomaaliya ayaynu maanta waxaan idiin soo gudbineynaa qabiilada ay kasoo kala jeedaan wasiir ku xigeenada iyo Wasiiru dowlayaasha xukuumada Ra’iul wasaare Xasan Cali Kheyre.

Wasiir ku xigeenada oo xilalka u kala helay sidan hoose ku xusan ayaa kasoo kala jeedo qabiilada Soomaaliyeed , waxaana ay u qeyb san yihiin habka 4.5 oo ay ku dhisan yahay dowlada Soomaaliya .

1: Xildhibaan Cismaan Aadan Dhuubow, Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, Daarood, Bartire.
2: Cabdullaahi Shiikh Cali Qaloocow, Wasaaradda Maaliyadda, Hawiye, Dagoodi.

3: Xildhibaan Cabdulaahi Colaad Rooble, Wasaaradda Gaashaandhigga, Beesha Shanaad, Jareer Weyne.

 

4: Xildhibaan Feysal Cumar Guuleed, Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare, Gudabiirsi.

5: Xildhibaan Fahmo Axmed Nuur, Wasaaradda Qorsheynta , Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Beesha

Shanaad.

6: Xildhibaan Cisman Maxamed Cabdi (Daalo) Wasaaradda Dakadda Iyo Gaadiidka Badda, Ujaadeyn.

7: Xildhibaan Xirsi Aadan Rooble, Wasaarada Gadiidka cirka iyo dhulka, Hawiye, Habargidir, Saruur.

8: Xildhibaan Jamaal Xasan Ismaaciil, Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dhib u dhiska, Isaaq, Arab.

9: Xildhibaan Cabdikariin Khaliif Dalac, Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Hawiye, Habargidir, Sacad, Reer Jalaf.

10: Xildhibaan Xuseen Cusmaan Xuseen , Wasaaradda Caafimaadka

11: Ciise Wehliye Maalin, Wasaaradda Cadaaladda, Hawiye, Murusade.

12: Xildhibaan Cabdicasiis Carmaan , Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha, Beesha Shanaad, Carab Soomaali.

13: Xildhibaan Cilmi Cumar Ceynsane, Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta Musiinooyinka

14: Xildhibaan Axmed Cumar Islow, Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga, Hawiye, Wacdaan

15: Xildhibaan Ibraahim Yarow Isaaq, Wasaaradda Batroolka iyo Isgaarsiinta , Mirifle/ Garwaale

15: Xildhibaan Xaamud Cali Xasan, Wasaaradda Beeraha, Dir, Ciise.

17: XIldhibaan Dr. Xuseen Cabdi Cilmi, Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Beesha Dir, Faqe Cumar

18: Xildhibaan Samra Ibraahim Cumar, Wasaaradda Haweynka iyo Xuquuqul Insaanka, Mirifle, Disow.

19: Xildhibaan Cabdullaahi Cumar Abshirow, Wasaaradda Kullumeysiga iyo Kheyraadka Badda, Biyamaal.

20: Xildhibaan Cismaan Libaax Ibraahim, Wasaaradda Korontada iyo Biyaha , Mirifle, Gawabweyn.

21: Xildhibaan Cabdinaasir Saciid Muuse, Wasaaradda Amniga Gudaha, Majeerteen, Sawaaqroon.

22: Xildhibaan Xaaji Cali Sh. Maxamed Nuur, Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka , Digil, Shanta

Caleemood
23; Xildhibaan Cabdiraxmaan Iidaan Yoonis, Wasaaradda Warfaafinta, beesha Makaahiil (Sacad Muuse)

24”Xildhibaan Maxamed Khaliif Diiriye Shaakuud, Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha , Ajuuraan

25: Mukhtaar Mahad Daa’uud, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ogaadeyn, tala-

muge/cabdalle

26: Maxamuud Cabdulqaadir Warsame , Wasaaradda Batroolka iyo macdanta, Mareexaan.

Sidoo kale halkaan kal akhriso qabiilada ay kasoo kala jedaan wasiiru dowlayaasha xukuumada 

 

1: Cabdulqaadir Macalin Nuur, Madaxtooyada, Hawiye, Abgaal, Waceysle

2: Cabdullaahi Xaamuud Maxamed, Xafiiska Ra’isulwasaaraha, Mirifle, Disow.

3: Xildhibaan Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagaren, Wasaaradda Ganacsiga  iyo Warshadaha, Mirifle /Hiiraan

4: Xildhibaan Cabdulqaadir Sh. Cali Baqdaadi, Wasaaradda Cadaaladda, Dir, Reer Aw Saciid.

5: Xildhibaan Maxamed Cali Xagaa, Wasaaradda Gaashaandhigga, Dir, Ciise

6: Xildhibaan , Maxamuud Xayir Ibraahim, Wasaaradda Maaliyadda, Majeerteen, Cali Saleebaan

7: Cabdullaahi Faarax Wehliye, Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta , Hawiye, Duduble

8: Cabdulqaadir Axmed-Kheyre Cabdi, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Beesha Shanaad, Reer Aw Xasan

9: Xildhibaan Xasan Macalin Xuseen, Wasaaradda Amniga Gudaha, Hawiye, Murusade.

10: Xildhibaan Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi, Wasaaradda Gadiidka cirka iyo dhulka , Hawiye, Shiiqaal.

11: Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri, Wasaaradda Waxbarshada iyo tacliinta sare, Daarood, Harti, Awtable

12: Xildhibaan Cabdalla Xaaji Cali, Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo horumarinta Dhaqaalaha, Isaaq, Habar Awal.

13: Axmed Cabdi Kaariye, Wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska , Hawiye, Habargidir, Saleebaan.

14: Xildhibaan Cabdullaahi Bile Nuur, Wasaarada Postada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, Daarood, Dishiishe.

15: Cabdixakiin Xasan Ashkir, Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, Daarood, Ogaadeyn, Makaahiil

Xogdoonnews:

Muqdisho Somalia

Xogdoon2015@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here