Dowladda Fedaraalka oo shaacisay magaca horjoogaha lagu dhaawacay duqeyn ka dhacday degmada Jilib
Warsaxafadeed kasoo baxay dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in mid ka mid ah Horjoogayaasha kooxda Al-shabaab lagu dhaawacay hawlgal wadajir ah oo degmada...
Ciyaartoy badan oo qarka u saaran in ay isaga tagaan Horyaallada Spain & Italy...
Tiro ciyaartoy ah ayaa xilli ciyaareedkaan 2022/23 la kulantay cunsuriyeen ay ku sameeyeen qaar kamid ah taageerayaasha kooxaha ay wajaheen iyo ciyaartoyda kale ee...
Maraykanka oo sheegay inuu duqayn ka fuliyay degmada Jilib
Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaa-meedsaday kooxda Al-Shabaab, ka fuliyay degmada Jilib, May 20, 2023.
Sida uu sheegay Timothy...
Madaxweyne Deni: Koox yar oo riyoonaysa ayaa diidan dowladnimada iyo dimuqraadiyadda Puntland
Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay koox yar kasoo horjeedaan doorashooyinka dimuqraadiyadda, isagoo kooxdaas ku tilmaamay kuwo riyoonaya.
Hadalka madaxweyne Deni ayaa...
Hay’adda Lacagta Adduunka oo ku dhawaaqday in Soomaaliya ay ka gudubtay hannaanka dib u...
Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa ku dhawaaqday in Soomaaliya ay kasoo gudubtay dib u eegista 5aad ee Barnaamijka Deyn Cafinta oo muddo dheer...
MW Ruto oo Dacwad oogihii Kenya u magacaabay Taliyaha Hay’adda Sirdoonka NIS.
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa Dacwad oogihii Dalkaas Nuurdiin Maxamed Xaaji u magacaabay in uu noqdo Agaasimaha hay’adda Sirdoonka Qaranka ee loosoo gaabiyo NIS...
Puntland oo amartay in lasoo xiro wasiirkii hore ee maaliyadda iyo saddex kale oo...
Puntland ayaa soo saartay waaran lagusoo xirayo afar kamid ah siyaasiyiinta Puntland oo lagu eedeeyay inay ka danbeeyeen weerarkii habeen hore lagu dilay askar...
Safaarada Soomaaliya ee dalka Suudaan oo ciidamo hubeysan bililiqeysteen
Wararka ka imaanaya magaalada Khartuum ee Caasimadda dalka Suudaan ayaa sheegaya in Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay dalkaas iney gudaha u galeen ciidamo hubeysan...
MW Xasan Sheekh oo dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda 15-ka May
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabadda Xuska aas-aaskii Dalladda Dhallinyarada Soomaaliyeed awgeed waxa uu ubax-dhigay taallada Halgameyaashii SYL oo 80-sano ay...
Qubarada dhaqaalaha oo ka digay khilaafka Dowladda fedealka iyo Puntland inuu wiiqi karo Rajada...
Khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya dawladda federaalka iyo maamulka Puntland, ayaa halis gelin karta rajada Soomaaliya ee ah in deymaha uu ka cafiyo Sanduuqa...