Wednesday, July 15, 2020

Hogaanka Ururka Suxufiyiinta ee Gobalka Banaadir oo la caleema saaray

Munaasabad balaaran oo lagu caleemo saaray hogaanka ururka suxufiyiinta gobalka Banaadir ayaa waxaa lagu qabtay hotelka Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho. Waxaa ka qaybgalay munaasabadaan...

Madaxweynaha Turkiga oo Soomaaliya darteed Reer galbeedka eedeeyay

Shir jaraa’id oo ay madaxweynayaasha Tirkiga iyo Soomaaliya si wadajir ah ugu wadaqaateen magaalada Ankara ayaa madaxweyanaha Turkiga wuxuu eedeeyen u diray dalalka reer...

Galmudug oo ku adkeysaneysa hal Go’aan oo ay mar hore gaartay

Xildhibaan Cabdi Xasan Cilmi, oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa sheegay in aan dib loo dhigi doonin xilliga doorashada madaxweynaha Galmudug oo...

Madaxweyne Ku xigeenka Puntland oo safar deg deg ah Muqdisho ku imaanaya

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland C/xakiim Xaaji Cumar Cameey, ayaa la sheegaya unuu safar deg deg ah uu kusoo aadayo Magaalada Muqdisho . Safarka deg...

Ciidamada Dowladda oo Al-shabaab kala wareegay Deegaano ka tirsan Galgaduud.

Saraakiil ka tirsan Maamulka Ahlusunna wal-jameeca ee Degmada Dhuusa-mareeb ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay la wareegeen Deegaano Hoos yimaada Degmada Ceel-buur ee...

Ururka Somaliliito ee Dalka Finland oo Wada Qorshe Dib Loogu Celinaayo Kumanaan Qaxooti Soomaaliyeed

   Wafdi ka socda Ururka Somaliliito oo ah ururka ugu weyn ee Soomaalida ee dalka Finland oo ay wehliyaan saraakiil ka socota dowladda Finland ayaa...

Sawirro Cusub: Weerarkii Halgan & Meydad Rag Cadaan ah oo la soo bandhigay

Waxaa la soo bandhiga Qaar ka mid ah meydadka Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee Weerarka Ku Qaaday Deegaanka Halgan Ee Duleedka Magaalada B/Weyene , Sawirada ayaa ah...

Al-shabaab oo dhagax ku dilay nin 44 sano jir ahaa.

Maxkamadda Al-shabaab ee Gobalka Baay ayaa maanta xukun dhagax dil ah ku fulisay Maxamed Xasan oo 44 sana jir ah ka dib markii lagu heley...

Caasho Xaaji Celmi iyo Dayfullaahi oo soo dhaweeyay Go’aanka Maxkamadda Sare ku laashay 8...

Sideedii Xubnood ee Dacwadda u gudbiyay Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho waxay ku soo dhaweeyen go'aanka Maxkamadda...

Magacyada & Beelaha Wasiirada Cusub ee Jubbaland {AKHRISO}

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe ayaa Shalay Magacaabay Wasiirada Maamulka Jubbaland kuwaas oo laga sugayey Muddo badan. Haddaba Shabakada Warqaad.com ayaa heshay Liiska Qabiilada...

Wararkii Ugu Dambeeyay

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com