Friday, March 29, 2024

SEIT Somaliland oo maanta diiwaangelinaya Musharixiinta u tartameysa 4-kursi.

Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Gobollada Waqooyi-Somaliland ayaa maanta bilaabaya diiwaangelinta Musharixiinta u tartameysa afar kursi oo tirsigoodu yahay HOP#229, HOP#262, HOP#254 & HOP#255. Diiwaangelinta Musharixiinta...

Dowladda Cuba oo ka hadashay dhaqaatiirteeda lagu haysto Somalia

Dowladda Cuba ayaa xaqiijiysay in ay nool yihiin Labo dhakhtar oo Kubaan ah oo laga soo afduubtay xuduudda Kenya ee Soomaaliya bishii April ee...

Akhriso: Gaas oo si kulul u eedeeyay Musa Biixi

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo Khudbad ka jeedinaayay kalfadhigga Xildhibaanada maamulka Puntland ee maanta ka furmay Magaalada Garowe ayaa waxaa si kulul...

Deg Deg: Booliska KGS oo kala erayay Shacab Banaanbaxaayay

Ciidamada Booliska Magaalada Baydhabo ayaa kala cayriyay Dad Shacab ah,kuwaasoo Banaanbax ka sameeyay Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed. Dadka Banaabaxa...

Deg Deg: Banaanbax ka socda Baledwayne

Sidda ay Warbaahinta u xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka kunool Magaalada Beledweyne Banaabax ballaaran ayaa ka socda Bartamaha Magaalada Beledweyne. Dibadbaxa ayaa yimid ka...

Somaliland oo shaacisay in Farmaajo uusan laheyn qowl, lalana gelin karin heshiis

Ergeyga Somaliland u qaabilsan wada-hadallada ay la-galeyso Soomaaliya, Adna Aadan Ismaaciil ayaa ka warbixisay kulanka balllaaran ee maanta ka dhacaya Jabuuti, kaas oo u...

DEG-DEG: Agaasimaha TV-ga Universal Xafiiskiisa Hargeysa oo Xabsiga la dhigay

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland, ciidamo ka tirsan kuwa maamulkaas ayaa xabsiga dhigay Agaasimaha Telefeshinka Universal Xafiiskiisa...

UNITED NATIONS ASSISTANCE MISSION IN SOMALIA (UNSOS) launches Job for: SUPPLY...

UNITED NATIONS SUPPORT OFFICE IN SOMALIA (UNSOS) UNITED NATIONS CORE VALUES: INTEGRITY, PROFESSIONALISM, RESPECT FOR DIVERSITY THIS POSITION IS OPEN TO SOMALI NATIONALS ONLY AND DOES NOT...

Afhayeen u Hadlay Dowladda Britain oo ka hadlay Muwaadinkooda ku Xiran Muqdisho

Afhayeenad u hadashay Xafiiska Arrimaha Dibedda ee dalka Britain  ayaa xaqiijisya inay xiriir la sameeyeen Qoyska Ninka Britishka ee ku xiran Muqdisho, kaasi oo...

(Sawirro) Axmed Madoobe oo Abaabulay Banaanbax ka dhan ah Xariga Wasiir Janaan

Madaxtooyadda maamul goboleedka Jubbaland ayaa abaabushay banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo xariga wasiirkii amniga maamulkaasi, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur, kaasi oo caan ku ah...

Wararkii Ugu Dambeeyay

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com