Friday, March 29, 2024

Kenya oo Golaha Ammaanka u gudbineysa qorshe looga gacansiinayo Dagaalka Al-Shabaab.

Dowladda Kenya waxaa maanta u bilawday muddo labo sano ah oo kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ay ku metaleyso Bariga Afrika, kadib...

Akhriso Waxyaabihii Madaxda IGAD ay ku heshiiyeen + Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxda dalalka Urur Goboleedka IGAD ayaa isugu yimid shir gaar ah oo looga arrinsanayay sidii...

Deg deg qaar kamid ah Musharixiinta G/G/Shacabka oo qarka u saaran inay Tanaasulaan

Warar goordhaw aan helnay ayaa sheegaya in qaar kamid ah Musharixiinta u taagan xilka Gudomiyaha Golaha Shacabka kahor doorashada iyo marka ay bilaabto kadib...

Akhriso: Shirkii Abiy Ahmed iyo Farmaajo

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Ahmed oo maanta booqasho ku yimid Magaalada Muqdisho & Madaxweyne Farmaajo ayaa goor dhow Warbaahinta kula hadlay xarunta Madaxtooyadda. Madaxweynaha...

Xiisad Dagaal oo Galmudug & Puntland Udhaxeysa oo ka taagan Gaalkacyo

Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo Ee Gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in Xiisad Dagaal halkaasi ay ka taagan tahay. Arintaan ayaa ka dhalatay kadib markii...

850 Qaxooti Soomaali ah oo dib dalka ugu soo laabtay

Wararka ka imaanaya xiryaha Dhadhaab oo ay ku jiraan qaxooti badan oo Soomaaliyeed ayaa sheegaya in maanta 850 ka mid ah Qaxootiga Dhadhaab ay...

Jawaari oo Magacaabay Gudi kale oo Doorashada Madaxweynaha ah

Waxaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu soo saaray Wareegto uu kusoo magacaabay gudiga Ansahaxa Ee Doorashada Madaxweynaha. Gudigaan ayaa waxa ay shaqadiisu...

Faa Faahin: Nin ka soo dhacay Dabaq ku yaala Muqdisho

Degmadda Xamar Weyne ee Gobolka Banaadir waxaa xalay ka dhacday dhacdo Ugub ah kadib markii nin kamid ahaa dadka deegaanka uu qarway, kadibna uu...

Mooshinka iyo Dhamaadka Sanadka ayaan Mooshin ka keenay!!

Siyaasiga Somaliyeed malaha Hadaf Siyaasaded oo leh Hiigsi, ma yaqaan waxa uu ku mucaaradayo Qofka markaas talada haya, waxaa u muuqda Kursiga uu Walaalkiis...

Somaliland oo Jawaab aan la fileyn siisay Turkiga Kadib…

Wasiirka arrimaha dibeda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa ka jawaabay codsi rasmi ah oo maammulkiisa uga yimid dowlada Turkiga kaasoo ahaa iney shaqada...

Wararkii Ugu Dambeeyay

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com