DAAWO MUUQAAL:- Odoy Soomaaliyeed oo dagaal cajiib ah kula jira kooxda Al-Shabaab

0

Odayaasha dhaqanka Hiiraan, gaar ahaana Miyiga fog ee gobalka Hiiraan ayaa qaadanaya doorkooda ku aadan siddii ay qeyb uga qaadan lahaayeen la dagaalanka Al- Shabaab, si ay deegaankooda uga helaan amaan & kala dambeyn, caawina uga heleen Bulshada Caalamka.

Odayaasha dhaqanka ee deegaanka Maxaas & Moqorkori ee gobalka Hiiraan, waxaana ay sheegeen in ay ku faraxsan yihiin in ay xoreystaan deegaankooda.

Al- Shabaab waxay sheegeen in ay ka qabsadeen deegaano muhiim ah, isla markaasna ay hadda arkeen awooda Kooxahan mudada dheer haystay deegaanadooda.

Odayaasha dhaqanku waxay hadda sheegayaan in ay arkeen awooda Al- Shabaab, ayna ugu baaqayaan bulshadu in ay iska dhiciso kooxahan.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here