DAAWO SUBXAANALLAH: Nin imaam ka ahaa Masjid ku yaala Australia oo ka yaabsaday Bulshada Muslimka ah..

0

 

Nuur Warsame waa Nin asalkiisu Soomaali yahay, balse heysta dhalashada Australia, wuxuu sheegtaa in uu yahay Imaam Masjid ku yaalla Australia.

Nuur Warsame waxa uu haatan ka dhawaajiyay arrin dad badan ka maajisay oo ah in uu yahay Khaniis (Ragga laga roonayaasha ah) isla markaana uu in muddo ah qarsanayey, isagoo intaas ku darey in uu haatan isagoo ku qanacsan uu si bareer ah bulshada uga hor qiranayo khaniis nimadiisa.

Waxaaba taas kasii daran in Telefishin Dalka Australia laga leeyahay lagu ballamiyay Ninkaan si loo wareysto, isla markaana shaacinta qowmu luudnimadiisa laga dhigo war weyn oo ogeysiis ah.

https://www.youtube.com/watch?v=UV4_beRtLSk

nuur-warsame-first-openly-gay-imam-1 nuur-warsame-first-openly-gay-imam-2

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here