Deg Deg: Amisom oo jiirtay Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda

0

Kolonyo katirsan Amisom ayaa kujiiray Askari katirsan ciidamada Dowlada Agagaarka Bar- koontarool oo kutaal Ceelsha biyaha.

Ciidama katirsan kuwa dowlada ayaa isku gadaamay goobtii uu kudhintay askarigu waxaana goobta ka baxsatay kolonyadii amisom ee askariga jiirtay.