DEG DEG: Bililiqo Al Shabaab Hadda Ka Wadaan Bakhaaradii Ciidanka Kenya

0

War goordhaweyd naga soo gaaray Deegaanka Kulbiyoow Ee Xadka ku yaalla waxa uu sheegayaa in bililiqo ay halkaasi ka soconeyso.

Waxa Bililiqada sameenaya Al Shabaabkii Saaka weeraray Saldhig Ciidanka Kenya ku lahaayeen Kulbiyoow kuwaasi oo Bakhaaradii iyo Qolalkii Raashinka iyo Saanada ku jireen jabsaday.

Sargaal uhadlay Al Shabaab ayaa waxa uu sheegay inay qabsadeen Hub iyo Gaadiid ay lahaayeen Ciidanka Kenyaanka ahaa Ee Kusugan Kulbiyoow.

Dadka deegaanka waxay sheegayaan in Bililiqo Baahsan ay wadaan Al Shabaab,mana jirto rasaas hadda dhaceyso marka laga reebo Qaraxyo Ismiidaamin ahaa iyo dagaal Saacado qaatay oo lagu kala baxay.

NAGA FILO FAAH FAAHIN KALE INSHA ALLAAH

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here