Dib u dhac ku yimid safarkii Kismaayo ee Madaxweyne Dani

0

Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Dani ayaa maanta ka baaqday Safarkii lagu waday in uu ku taggo Magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha oo Bosaaso ka soo safray ayaa Garowe diyaarad ku yimid wuxuuna kismaanyo u safrayaa berri oo khamiis wuxuuna safar galabta uga baaqday in uu habeenimo kismaanyo ku beegmayo.

Garoonka Magaalada Kismaayo ayaa shaqeyn Habeenkii, waxaana lagu wadaa berri galinka hore in uu gaaro Kismaayo.