Guddiga Doorashada Galmudug Oo Shaaciyay Jadwalka Qabashada Doorashada 3 Kursi

0

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyay liiska guddiga soo xulaya ergada dooraneysa 3-da kursi iyo jadwalka doorashada.

Kuraastan oo kala ah HOP#147,HOP#035 iyo HOP#055 ayaa waxaa ka mid kursi uu ku fadhiyay afartii sano ee la soo dhaafay Mahad Salaad.

Guddiga ayaa xusay in doorashada 3-daan kursi ay ka dhici doont magaalada Dhuusamareeb maalinta Khamiista ah ee 17-ka bishaan, sida lagu shaaciyey jadwalka uu soo saaray guddigaan.

guddiga doorashada galmudug oo shaaciyay jadwalka qabashada doorashada 3 kursi