Guddiga Doorashada Jubbaland Oo Shaaciyay 13 Kursi Oo Ka Mid Ah Golaha Shacabka

0

Guddiga ayaa horey u shaaciyey 14-kursi iyadoo doorashada kuraastaas ay 6-kamid ah horey loo qabtay.

Waxaa hore u shaaciyay kuraas ka mid ah golaha shacabka Maamulada Hirshabelle,Galmudug iyo Puntland.

Waxaan illaa iyo hadda aan la shaacin kuraasta ku asteysan gobolka Banaadir.

Halkan hoose ka aqriso 13ka kursi ee Guddiga Jubbaland uu shaaciyay

guddiga doorashada jubbaland oo shaaciyay 13 kursi oo ka mid ah golaha shacabka