Kashifaad: Masuuliyiin ka tirsan Jubbaland oo ku biiray Al-shabaab

0

Sida ay faafiyeen Warbaahinta Ururka Al Shabaab Afar Xubin oo katirsanaa Mas’uuliyiinta Jubbaland ayaa dhankooda kusoo biiray.
Deegaanka Ceel cade Ee obolka Gedo ayaa la sheegay inay tegeen Gudoomiyeyaashii Xaafadaha 7aad iyo 8aad iyo Kuxigeenadoodii Magaalada Beled xaawo.
Cabdiweli Iftiin Barroow Guddoomiyaha Xaafadda 7aad ee Beled Xaawo
Maxamed Khaliif Xasan Guddoomiyahaxaafadda 8aad ee Beled Xaawo.

Xuseen Sahal Aadan Guddoomiye ku xigeenka xaafadda7aad ee Beled xaawo

Xuseen Jibriil Ibraahim wuxuu ahaa Guddoomiye ku xigeenka xafaadda 8aad ee Beled xaawo

Ilaa Hadda Ma heyno wax war ah oo kasoo baxay dhanka Jubbaland oo ay kaga hadlayaan Mas’uuliyiintaasi xaafadaha Beled xaawo Ee dhanka Al Shabaab ku biiray sida la sheegay.