Madaxda Xaflada Jooga Gabdhaha Albaabada U istaaga Yeysan Bixin,sidaa waxa Yiri….

0

Xildhibaan Sacdiya oo ka mid ah Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo ka hadlaysay Xaflada Caleemo saarka goordhaweyd ayey si kulul uga hadashay Sida Siyaasada Dawlada Dhexe ugu xad gudubtay Sharciga

Waxay Bogaadisey Hormarka Jubbaland iyo Doorashada ay Qabsadeen iyadoo Hambalyo udirtay Madaxweyne Axmed Madoobe.
Xildhibaan Sacdiya waxay ka mid aheyd Xubnihii Khamiistii gaaray Kismaayo,waxayna si caro ku jirto ula hadashay Ragga Xilalka Haya Ee Dawlada Katirsan.

“Madaxda Xaflada Gabdhaha Albaabada U istaaga Yeysan Bixin Ilaa Ay Arinteena Fuliyaan,Naagaha Aad qabtaan ayaa la idinka furayaa,hadii aad rabtaana gabar dambe idin siin meyno inta aad haweenka Ficleysaan Ayey Tiri Xildhibaan Sacdiya”.