Maxay kawada hadleen Axmed Madoobe & Taliyaha howlgallada Mareykanka ee Soomaaliya?

0

Madaxweynaha DG Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta Magaalada Kismaayo xarunta KMG u ah Dowlad-Goboleedkaas kulan kula qaatay Taliyaha howlgallada Mareykanka ee Soomaaliya Thomas Sarrouf & saraakiil la socotay.

May be an image of 1 person and indoor

Qoraal kooban oo ay daabacday Madaxtooyada DG Jubbaland waxa ay ku sheegtay in Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam & Saraakiisha Mareykanka ay kawada hadleen dardargelinta la dagaalanka Al-Shabaab iyo taageerada ciidanka la howlgalla.

May be an image of 2 people, people standing and indoor

Madaxweynaha Jubbaland ayaa dhowr jeer Kismaayo ku qaabilay Saraakiil ka socota Howlgalka Mareykanka ee Afrika waxaana ay kawada xaajoodeen howlgallada sugidda Amniga iyo iskaashiga labada dhinac.

May be an image of 7 people, people standing and military uniform

Mustaqbal