MD Farmaajo oo Hal Arin Madaxda Warbaahinta Caawa Kala Shiraya

0

Kulan ayaa waxa uu ka soconayaa Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kaasoo udhaxeeya Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya iyo Madaxda Warbaahinta Soomaaliyeed.

Waxa nuxurka Kulankaasi la ogaan doonaa daqiiqadaha soo socda maadama kulanka uu yahay mid socdo oo Wariyeyaal iyo Madaxweynaha casho sharaf wadaagayaan.

Waxa ugu badan ee Laga hadlayo ayaa ah sidii Warbaahinta diirada usaari laheyd u adeegida Shacabka xilligaana ay Abaarta jirta Warfaafinta uga qeyb qaataan caawinta dadkaasi oo shacabka la baraarujiyo.

Ururada Saxaafada ayaa intooda badan xaadiray Xubno ka socda Kulankaasi Caawa ka socda Muqdisho.

Xogdoonnews: 

Muqdisho Somalia 

xogdoon2015@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here