Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir Farxaan Qaroole oo ka badbaaday qarax lala eegtay.

0

Taliyaha qaybta guud ee Booliiska Gobolka Banaadir Farxaan Qaroole ayaa ka badbaaday qarax loo adeegsaday Gaari oo ka dhacay meel aan ka fogeyn Isgoyska Banaadir Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa sababay dhimasho & dhaawac inkasta oo aanay waaxda caafimaadka & Laamaha ammaanka Dowladda Federaalka soo gudbin tirada rasmiga ah, waxaana goobta ku sugan Gaadiidka Gurmadka degdeg ah.

La soco faah-faahinta