Toos u Daawo Shir ka furmay London oo looga hadlayo Arimaha Soomaaliya

0

Shirka Maanta ka Furmay Magaalada London ayaa Waxaa  ka qeyb galay qurba joogta Soomaaliyeed ee  ka kala yimid dalalka Caalamka , xubno ka socday Ururada Bulshada rayidka ah iyo sidoo kale Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya .

Waxaa inta badan Shirkaan diirada lagu saaray kaalinta qurba joogta Soomaaliyeed ay ku leeyihiin dib u dhigiska dalka.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed iyo danjiraha Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ayaa Shirkaasi ka qeyb galay.

Halkan hoose ka daawo shirka:-

 

 

http://https://www.youtube.com/watch?v=58Jhe9bgDRU