Wafdi ka socda DF iyo Maamulka K/Galbeed oo gaaray Baraawe

0

Wefdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada Iyo Garoomadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Sallaad Oomaar ayaa Gaaray Degmada Baraawe ee Gobalka sh/Hoose.

Wefdigan ayaa waxaa Wasiirka Ku wehlinaya wasiirka gaadidka iyo mamul gobleedka konfur galbed Xasan Maxamed xuseen Eeley .

Ujeedka ay Wafuudan u Gaareen Degmada Baraawe ayaa waxay tahay sidii ay Halkaasi kulama kula yeelan Lahaayeen Maamulka Degmada iyo Bulshadda Degaankaasi ku dhaqan.

Baraawe oo sh/hoose ka mid ah waxay Caasimad u tahay Maamulka Koonfur Galbeed balse xiligan wuxuu si ku meel gaar ah ugu shaqeeyaa Magaaladda Baydhabo.