War-Saxaafadeed: Puntland oo si kulul uga hadashay Dagaalka Tukaraq

0

Maamulka Puntland ayaa war kasoo saaray dagaalka ka socda degaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

War kasoo baxay Madaxtooyadda Puntland ayaa looga hadlay dagaalka iyo waxyaabaha Sababay, waxaana Puntland ay ku eedeeysay Somaliland in ay dagaal kusoo qaadeen ciidamada Somaliland.