Wasiir Goodax oo Magacaabay Guddiga KMG ah ee Tacliinta Sare

0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa Magacaabay Guddiga KMG ah ee Tacliinta Sare,gudigaas oo ka kooban Shan xubnood ayaa kala ah  guddoomiye, Guddoomiye kuxigeen iyo Saddex Xubnood.

Wareegtada lagu magacaabay guddigan oo kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Waxbarashada ayaa waxaa ay Shaqadoodu noqoneysaa uu wasiirka kusoo saari doonaa Wareegto,waxaana sidoo kale la sheegay in markii loo baahdo la bedeli kari.

Dabayaaqadii Todobaadkii la soo dhaafay ayaa Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre waxaa uu sheegay in Axada wixii ka dambeeya uu dalka yeelan doono taas oo Maanta la Magacaabay.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada Magacaabista Guddiga KMG ah ee Tacliinta Sare.