Dowlada Federalka oo muddo 3 cisho ah fasaxday shaqaalaha Dowlada

0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qoraal kasoo baxay waxaa lagu sheegay in dhammaan Shaqaalaha Dawladda iyo kuwa gaarka ah Saddex maalmood oo fasax ah la siiyay taasoo ka bilaabanaysa maalinta koowaad ee Ciidul Adhxa ee Talaadada ku beegan.

Maalinta Berito ah ayaa dadka muslimiinta ah ee ku nool dunida waxaa ay u dabaal degi doonaan Munaasabada Ciidul Adhxaa.

dowlada federalka oo muddo 3 cisho ah fasaxday shaqaalaha dowlada