Daawo: Farmaajo oo ka hadlay Maamulada iyo Dowladdiisa

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Khudbad Xasaasi ah  ka jeediyey munaasibadda caleemo-saarka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen).

Madaxwaynaha Rajo Wanaagsan ka Muujiiyay Xariirka Dowladiisa iyo Maamulada Xubnaha ka ah tan marki ay Golaha Iskaashiga Maamuladu Sheegeen inay Xariirka u jereen Dowladda Farmaajo

Hoos ka daawo Khudbadda Madaxwayne Farmaajo