Dhageyso: 180 Xildhibaan oo Xalay Shaaciyey Hadal Xasan Sheekh Ku Farxin

0

Kulan ay iskugu yimaadeen habeenimadii Xalay Magaalada Muqdisho ayaa waxay ka hadleen Xaalada Doorashada Madaxtinimo Ee Soomaaliya.

Kudhawaad 200 Xildhibaan ayaa tiro ahaan ay gaarayeen iyagoo sheegay inay doonayaan isbadel ku yimaada Hogaanka Dalka Soomaaliya.

Xildhibaanadii kusugnaa Kulankaasi oo laga xusi karo Axmed Macalin Fiqi,C/risaaq Jurile,C/llaahi Goodax Barre,Xildhibaan Shariif iyo Xildhibaan Sagal kuwaasi oo ku baaqay inay dalka Hogaan ubaahan yihiin.

Sidoo kale Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo isna kulanka ka hadlay ayaa sheegay inay Dalka Hogaankiisa muhiim tahay loo dhiibo Qof Waddanka unaxayo.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODADKA XILDHIBAANADII XALAY KA SHIRAY

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here